Explore these ideas and more!

Qoraal ka baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya 11 Agoosto 2017 laguna hagaajiyey Safaaradda Maraykanka ayaa Soomaaliya ka digtey khatar ka soo baxaysa al-shabaab oo xiriir dhaw la sameeyey ururka ISIS oo ay qorsheynayaan in macdanta Uranium ee loo adeegsado bacraminta Nukilyeerka ay u...

Wasaaradda arimaha Dibadda oo Maraykanka u sheegtey in al-Shabaab Uranium u dhoofinayaan IRAN ⋆ Soomaaliweyn

Wararka ka imanayo Xildhibaanada Aqalka sare ayaa sheegayo in Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo iska casilay xubinimadii Guddiga Wadajirka Dastuurka ee Baarlamaanka labada Aqal, kaasoo todobaadkii hore uu ku guuldareystay in loo doorto Guddoomiyaha Guddiga. C/raxmaan Faroole ayaa...

Mudane C/raxmaan Faroole oo iska casilay xubinimada Guddiga wadajirka ee Dastuurka ⋆ Soomaaliweyn

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ka hadlay mushaarka ciidamada dowladda oo uu sheegay inuu yahay mid aad u hooseeyo, isla markaana askari mushaarkiisa $100 dollar uu yahay inuusan waxba qaban karin.       (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push();    Xiddig ayaa sheegay...

Dhageyso: C/rashiid Xildhibaan Xiddig oo kashifay farqiga u dhaxeeya mushaarka askariga iyo shaqaalaha dowladda ⋆ Soomaaliweyn

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa beeniyey warar sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay golaha wasiirada u ansixiyeen lacag dhan $40,0000 bishiiba uu u qaadandoono pension ahaan ama...

Kadib markii dowladda Qadar ay ciidamadeeda Nabad-ilaalinta ay kala soo baxday xadka u dhexeeya waddamada Jabuuti iyo Eritrea, ayaa waxaa arrintaasi xiisad ay ka dhex abuurtay waddamada Djibouti iyo Eritrea.       (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push();    Wasiirka arrimaha...

Geelle bad buu isku furay: waxa uuna qaatay go’aan uu ka xishooday Farmaajo ⋆ Soomaaliweyn

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federalka Xukuumadda Somaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) oo shalay safar ku tagay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland, ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu Magaaladaasi ka furayaa Shir muhiim ah. Shirka maanta uu furaayo Wasiirka arrimaha Gudaha Dowladda...

Madaxweyne Florentino Perez ayaa loo daaray muuqaal 15 daqiiqo soconaya kaasoo lagu soo koobay guulihii ay ku tallaabsatay kooxdiisa Los Blancos xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay 2016 illaa 2017. Florentino Perez wuxuu waqtigaas ka hadlayey kulan ay isugu yimaadeen xubnaha xiriirka ganacsi uu...

maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar kadib muddo Saddex Toddobaad ah oo uu safar uga maqnaa magaalada Jowhar. Madaxweyne Waare ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle...

Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay inuu ka tahshanayo inuu masjadka Al-Aqsa ka saaro qalabka sheega birta ee dadku laga baaro, ee ka carreysiiyey dadka Falastiiniyiinta ah. Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa ku dukanayey banaanka masjidka maalmihii dhowaa, ayaga oo kasoo...

Netanyahu oo Go'aan ka Gaaraya Muranka Masjidka Al-Aqsa ⋆ Soomaaliweyn

Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqashadii ugu horreeysay wuxuu ku tagaya Puntland,sida u xaqiijiyay wasiirka arrimaha gudaha oo hadda ku sugan magaalada Boosaaso. Waxaa lugu sheegay booqashada madaxweynaha inay qayb ka tahay safaradda uu...

Maamulka Somaliland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaddib marki wada hadaladan ay istaageen sanad ka hor. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay doonayaan in dib loo furo wada hadaladaas,...

Somaliland oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada hadaladii ay la laheyd dowladda Somalia.

A military court in Mogadishu sentenced a soldier to death on Monday over the killing of a Somali cabinet minister the soldier is expected to face a firing squad. The military tribunal concluding it’s hearing on Wednesday and rendered its verdict this morning.  The tragic killing of 31-year-old...

Soldier sentenced to death for killing of Abbas Siraji ⋆ Soomaaliweyn

Ciidamo ka socda dalka Burundi ayaa shalay ka soo degay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.       (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push();    Ciidamadan ayaa waxay qeyb ka yihiin howlgalka midowga afrika ee Somalia AMISOM, kaasoo ay taageerto Qaramada Midoobay. Tiirada...

Waxaa lagu wadaa in magaalada Moskow ee dalka Ruushka uu gaaro Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir.       (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push();    Al-Bashiir ayaa casuumaad ka helay dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Putin, waxa uuna is aragooda kusoo beegmi doonaa...

Amiirada Boqortooyada dalka Japan Mako ayaa si rasmi ah shaaca uga qaada in ay isdoorteen ayna is guursanayaan Wiilka ay dunida ka calmatay oo ah nin aan katirsaneyn Qoska Boqorooada dalkaasi.       (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push();    Shir jaraa’id ay shalay qabatay...

Gabar reer boqor ah oo qaaday tilaabo lidi ku ah sharciga boqortooyada ay ka dhalatay ⋆ Soomaaliweyn

Maamulka Somaliland ayaa Shacabka ku dhaqan deegaanada ay arrimiyaan uga digay inay u socdaalaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Axmed Cige (Deyr) oo Saxaafada kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho aysan...

Shacabka ka soo jeeda Somaliland oo looga digay iney u safraan magaalada Muqdisho ⋆ Soomaaliweyn

Pinterest
Search